(Sawirro) Shirkadda cusub ee dayuuradaha ROYAL AIR oo laga daah furay Muqdisho

Hotelka Afrik ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu daah-furayey shirkad cusub oo ku soo biirtay shirkadaha duulimaadyada dalka. Shirkaddan oo la magac baxday Royal air ayaa muaasabada lagu daah furayey waxaa ka soo qeyb galay, Masuuliyiin kala duwan, Aqoonyahano, Ganacsato, Qurbajoog, Siyaasiyiin, Odayaal iyo qeybaha bulshada. Maamulaha … Continue reading (Sawirro) Shirkadda cusub ee dayuuradaha ROYAL AIR oo laga daah furay Muqdisho